free tracking

Sign In

Kusoo dhawaaw faham kaab halkaan kagal siaad ula mid noqoto dadka kale ee soo dhigaya suaalaha ama kajawaabaya adigoon isdiwaan galin waxba sooma dhigi kartid

Dhib malahan hadaad ilaawday password kaagi dib ayaad usoo celin kadhaa

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.

You must login to ask question.

You must login to add post.

Sharaf ayay nootahay

waxaan kaaga mahadcelinaynaa booqashadaada sharafta leh xaqiiqdi waxay nootahay sharaf soo dhawaaw madashaan waa meel aad kusoo bandhigi karto suaal cilmiyeedkaaga ogana jawaabi karto dadka kale suaalohooda sida kuwa hoose ee aad halkaan ka aragto, Kugal facebook ama Google si aad usoo dhigto suaashaada ama fikradaada udhiibato!

Latest News & Updates

Discy Latest Articles

Sideen Usoo bandhigaa suaashayda

Sideen Usoo bandhigaa suaashayda

waxaan kuhormaraynaa dadka isticmaala computer ka sida ay ugu soo bandhigi karaan suaashooda fahamkaab.com Kolkaad booqato www.fahamkaab.com mark ugu horaysa waxaa kusoo bixi doona page sidaan u eg waxaan ku gali kadhaa social media aad leedahay hadday tahay facebook ama ...

Halkaa  ka arag sida aad usoo dhigi kadho suaalaha

Halkaa ka arag sida aad usoo dhigi kadho suaalaha

fahamkaab.com gal kadib calaamadaas raac qufulkaas click kusii kadib social media haaga kugal

Dr Maxamed Mashaali

Dr Maxamed Mashaali

Dr Maxamed Mashaali wuxuu ka qalin jabiyey Kuliyadda Caafimadka Jaamacadda Qaahira ee dalka Masar Sannadkii 1967-kii isagoo Kaalinta koowaad u galay dufcadii ay wax isla baranaayeen wuxuuna keenay 99.3%. Dr.Mashaali wuxuu Furtay Isbitaal yar oo uu ku daaweeyo bukaanada Saboolka ...

Explore Our Blog