waxaa socda diyaar garow aan dib ugu soo celinayno madasheena online ka ah, waxaa jabsatay tuugo waxaana lumay xog badan, anagoo wali wadna dadaalkeeni ayaan soo kordhinay security adag, waxaana filaynaa in aan markale dib loo dhici doonin in shaa allah, adigana waxaan kaa codsanaynaa in aad bilowdo qoraaladaada iyo su’aalahaba, wixii iminka kabilawda waad daabici kartaa su’aal ama posts.
soo dhawaaw walaal.
wiil iyo gabarba
welcome back
great to see this platform again