counter stats

Sign In

Kusoo dhawaaw faham kaab halkaan kagal siaad ula mid noqoto dadka kale ee soo dhigaya suaalaha ama kajawaabaya adigoon isdiwaan galin waxba sooma dhigi kartid

Dhib malahan hadaad ilaawday password kaagi dib ayaad usoo celin kadhaa

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.

You must login to ask question.

You must login to add post.

Sharaf ayay nootahay

waxaan kaaga mahadcelinaynaa booqashadaada sharafta leh xaqiiqdi waxay nootahay sharaf soo dhawaaw madashaan waa meel aad kusoo bandhigi karto suaal cilmiyeedkaaga ogana jawaabi karto dadka kale suaalohooda sida kuwa hoose ee aad halkaan ka aragto, Kugal facebook ama Google si aad usoo dhigto suaashaada ama fikradaada udhiibato!

Latest News & Updates

Discy Latest Articles

Sideen Usoo bandhigaa suaashayda

Sideen Usoo bandhigaa suaashayda

waxaan kuhormaraynaa dadka isticmaala computer ka sida ay ugu soo bandhigi karaan suaashooda fahamkaab.com Kolkaad booqato www.fahamkaab.com mark ugu horaysa waxaa kusoo bixi doona page sidaan u eg waxaan ku gali kadhaa social media aad leedahay hadday tahay facebook ama ...

Isticmaalka Baraha Bulshada oo dhaawac u geesanaya Maskaxda Dhalinyarada

Isticmaalka Baraha Bulshada oo dhaawac u geesanaya Maskaxda Dhalinyarada

Isticmaalka badan ee baraha bulshada wuxuu dhaawac u geysanayaa maskaxda dhalinyarada, sida lagu ogaaday daraasad cusub oo lasoo saaray. Cilmi baadhis ay sameysay hayadda waxbarashada iyo fayo-dhowrka ayaa diiradda lagu saaray barbaarta dhigata iskuullada hoose dhexe. Wiilashada iyo gabdhahaba waxyeello ...

Sidee lagugu jeclaanayaa:

Sidee lagugu jeclaanayaa:

1: ILAAHAY (sw) wuxuu kugu jeclaanayaa inaad badiso cibaadadiisa iyo akhlaaqda wanaagsan.2: Dadku waxay kugu jeclaanayaan deeqsinimo badan iyo wanaag aad u samayso.3: Deriskaagu wuxuu kugu jeclaanayaa waji furfurnaan iyo dhaqan wanaagsan.4: Walaalahaa waxay kugu jeclaanayaan inaad xusto wanaagooda iyo ...

Explore Our Blog
Open chat
1
Wax caawinaad ah?
Hello!
Majaceshahay inaad ogaato sida ay ushaqayso madashan?