Halkaan hoose ka ogaaw suaalo laga yaabo inaad iswaydiisay oo fahamkood aad rabto, hadii aad halka hoose ka arki wayday information aad ubaahneed inaa ogaato nagala soo xariir email ka hoos ku qoran waxaan kaaga jawaabi doonnaa kuna sheegi doonaa xogta aad rabto inaa hesho mahadsanid. contact us: fahamkaab@gmail.com
FAQs
waxaan rabaa inaan fahmo fikirka guud ee fahamkaab?
Fahamkaab waxa uu kaabi fahamkaaga adna aad kaabi doontaa dadkale waa gogol kulmisa dadka aqoon doonka ah waxaad heli doontaa dad kaaga jawaaba suaalo aad rabtay jawaabtood inaa ogaato.
Suaalahaygu noocma ayay noqon karaan
Faham kaab waa madal ama meel aad su’aalahaaga ugu heli karto jawaabo badan oo kala duwan kuwaas oo ay kaaga jawaabayaan saaxiibbo kaa aqoon iyo qibrad duwan.
Sidoo kale, waa madal aad kula saaxiibi karto saaxiibbo aad isku taqasus ama himillo tihiin adoo si fudud ubooqanaya profile-ka saaxiibka aad rabtid inaa la xariirtid sidaasna aad ugu darsatid baraha bulsho ee uu soo bandhigtay/bandhigatay.
Dabcan sidoo kale waa meel aad saaxiibbo badan aad aqoon uga biirin kartid.
Qofwalba oo faham kaab kusoo biira waxaan unaqaannaa saaxiib, marka, soo dhawow saaxiib kuna istareex faham kaab

Markaan account sameeyo email ka xageen ka eegaa?
marka ugu horayso oo aad dhisto account cusub waxaa fahamkaab usoo diraa email kasoo xaqiijin ah waxaadna ka eegi kartaa Spam ka ama Inbox kaaga caadiga ah, kadibna link active ku qorantahay kudhufo ama haduu kuushaqayn waayo kan kale ee hoos yaal kudhufo mahadsanid