var quads_screen_width = document.body.clientWidth; if ( quads_screen_width >= 1140 ) {document.write('
Group rules
Waxaa hubaal ah oo aniga iyo adiga si siman u aaminsanahay in hadii ay jirto 2 qof ama 3 qof oo isku aragtiya ama isku hadaf ah ama si kale hadaan udhigo isku was bartay waxaan aaminsanahay ama ognahay in See more
Waxaa hubaal ah oo aniga iyo adiga si siman u aaminsanahay in hadii ay jirto 2 qof ama 3 qof oo isku aragtiya ama isku hadaf ah ama si kale hadaan udhigo isku was bartay waxaan aaminsanahay ama ognahay in dadka noocaaas oo kalaa ubaahnayihiin madal midaysa, waxay ubaahanyihiin meel iyaga uqaasa maadaama ay isku hadaf yihiin, fahamkaab iyadoo aragtidaas kaduulaysa ayay samaysay groups si dadkaas u doortaan hadba kay doonayaan waxaan sidoo kale bulshadeenna u ogalaanay in iyagana ay samayn karaan ama abuuri karaan group mid qaas ah iyo mid private ahba.
Waxaan usmaynaynay sharciyo kala duwan oo kusaabsan sida groups kaan ushaqeeyaan sidaad halkaan hoosebka aragto.
âś…Â Marka koowaad waxaad fasax u haystaa in aad aad dadkaaga Ugafaaidayso wax walba oo kusabasan mawduuca group kan loo abuuray,
Waxaan la ogolayn….
âś…Â Mar hadaad kusoo biirtay group kan fadlan haku xad gudbin xogta ardayda kugula jirta group ka.
âś…Â Fadlan hasoo dhigin group kan waxyaabo keeni kara dhibaato.
âś…Â Â Fadlan ha soo dhigin xog horey loo dhigay.
âś…Â Â Sidoo kale walaal hasoo dhigin macluumaad aan sharci ahayn.
âś…Â Â Fadlan walal xog kusaabsan shaqsi oo aadan fasax u haysan hasoo galin group ka.
See less

There are no posts yet.