Faham kaab waa madal ama meel aad su’aalahaaga ugu heli karto jawaabo badan oo kala duwan kuwaas oo ay kaaga jawaabayaan saaxiibbo kaa aqoon iyo qibrad duwan.
from fahamkaab team
Sidoo kale, waa madal aad kula saaxiibi karto saaxiibbo aad isku taqasus ama himillo tihiin adoo si fudud ubooqanaya profile-ka saaxiibka aad rabtid inaa la xariirtid sidaasna aad ugu darsatid baraha bulsho ee uu soo bandhigtay/bandhigatay.
Dabcan sidoo kale waa meel aad saaxiibbo badan aad aqoon uga biirin kartid.
Qofwalba oo faham kaab kusoo biira waxaan unaqaannaa saaxiib, marka, soo dhawow saaxiib kuna istareex faham kaab.
Mohamud Jibril
Runtii wa madal dhiirgalin iyo garab istaag mudan, aad ban ugu faraxsanahy inaa arko jiritaanka websitekan kana mid noqdo xubin kamida
admin
Aadbaan kaaga mahadcelinayaa walal markale soo dhawaaw
Hey There. I found your blog using msn. This is a very
well written article. I’ll make sure to bookmark it and come
back to read more of your useful info. Thanks for the
post. I will certainly return.
Great post.
Great goods from you, man. I have understand your stuff previous to and you’re just extremely fantastic.
I actually like what you have acquired here, really like
what you’re saying and the way in which you say it.
You make it enjoyable and you still care for to keep it smart.
I can’t wait to read far more from you. This is really a great website.
admin
thanks
Horay usocda fahamkaab madashaan in naba caadi maahan
admin
thanks walaalo
cajiib welcome faham Kaab madashi ardayda
madal cajiiba xaqiiqdi fahamkaab waqti loobaahnaa ma shaa allah
waa soo dhawaynaynaa madashaan