waxaan kuhormaraynaa dadka isticmaala computer ka sida ay ugu soo bandhigi karaan suaashooda fahamkaab.com Kolkaad booqato www.fahamkaab.com mark ugu horaysa waxaa kusoo bixi doona page sidaan u eg waxaan ku gali kadhaa social media aad leedahay hadday tahay facebook ama ...