Kusoo dhawaaw faham kaab halkaan kagal siaad ula mid noqoto dadka kale ee soo dhigaya suaalaha ama kajawaabaya adigoon isdiwaan galin waxba sooma dhigi kartid
Dhib malahan hadaad ilaawday password kaagi dib ayaad usoo celin kadhaa
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Sidee dalkeenna oga hirgali kadhaa wada noolaasho?
admin
mahadsanidiin dhamaantiin walaalayaal
mahadsanidiin dhamaantiin walaalayaal
See lessSoomaaliya xagee kutaaalaa?
admin
mahadsanidiin dhamaan walaalayaal
mahadsanidiin dhamaan walaalayaal
See lessWax iiga sheega WWW iyo sida ay ushaqayso ?
admin
waad mahadsantahay suaashaada qiimaha leh walal waxaana heli doontaa dad iiga aqoon badan oo kusii sharaxa laakiin anigu waxbaan kaaga taaban, WWW waxay utaagantahay (World Wide Web) waxayna hoos tagtaa Internet ka waana system internet server ah oo qaasatan kugaara inuu documents si nidaam ah kuuguRead more
waad mahadsantahay suaashaada qiimaha leh walal waxaana heli doontaa dad iiga aqoon badan oo kusii sharaxa laakiin anigu waxbaan kaaga taaban,
See lessWWW waxay utaagantahay (World Wide Web) waxayna hoos tagtaa Internet ka waana system internet server ah oo qaasatan kugaara inuu documents si nidaam ah kuugu soo bandhigo documents waxay kuqoranyihiin luqad loogu yeero HTML inkastoo dadka qaar dhahaan (HMTL) luqad maahan lkn wax laysku raacsanyahay ayaa ah inay tahay Markup language oo taageeraysa sida (Links multimedia iyo wixi lamida ah) dhaman documents lagu qoray luqadaan waxay toos ugalayan internet ka oo laga aqrisan karaa ayadoo la is ticmaalaayo Links, in lagu xiro internet kana waxaa loobaahan 3 waxyaabood oo kala ah
1-The markup language, i.e., HTML.
2-The transfer protocol, e.g., HTTP.
3-Uniform Resource Locator (URL), the address of the resource.
kadibna waxaan ubaahnaan doonaa web browsers adigoo kugali doona http://www.links aad samaysatay kolkaa ayuu kusoo bandhigi Documnets si aad u aqrisato.
waxaan filaa wax uun inaad kafahantay dad igaga wanaagsana way kaaga jawaabi doonan walal.thanks
Waa maxay faham kaab muxuuse faaido iileeyahay?
admin
Faham kaab waa madal ama meel aad su’aalahaaga ugu heli karto jawaabo badan oo kala duwan kuwaas oo ay kaaga jawaabayaan saaxiibbo kaa aqoon iyo qibrad duwan. Sidoo kale, waa madal aad kula saaxiibi karto saaxiibbo aad isku taqasus ama himillo tihiin adoo si fudud ubooqanaya profile-ka saaxiibka aadRead more
Faham kaab waa madal ama meel aad su’aalahaaga ugu heli karto jawaabo badan oo kala duwan kuwaas oo ay kaaga jawaabayaan saaxiibbo kaa aqoon iyo qibrad duwan.
Sidoo kale, waa madal aad kula saaxiibi karto saaxiibbo aad isku taqasus ama himillo tihiin adoo si fudud ubooqanaya profile-ka saaxiibka aad rabtid inaa la xariirtid sidaasna aad ugu darsatid baraha bulsho ee uu soo bandhigtay/bandhigatay.
Dabcan sidoo kale waa meel aad saaxiibbo badan aad aqoon uga biirin kartid.
Qofwalba oo faham kaab kusoo biira waxaan unaqaannaa saaxiib, marka, soo dhawow saaxiib kuna istareex faham kaab.
See less