Kusoo dhawaaw faham kaab halkaan kagal siaad ula mid noqoto dadka kale ee soo dhigaya suaalaha ama kajawaabaya adigoon isdiwaan galin waxba sooma dhigi kartid
Dhib malahan hadaad ilaawday password kaagi dib ayaad usoo celin kadhaa
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Waa maxay faham kaab muxuuse faaido iileeyahay?
admin
Faham kaab waa madal ama meel aad su’aalahaaga ugu heli karto jawaabo badan oo kala duwan kuwaas oo ay kaaga jawaabayaan saaxiibbo kaa aqoon iyo qibrad duwan. Sidoo kale, waa madal aad kula saaxiibi karto saaxiibbo aad isku taqasus ama himillo tihiin adoo si fudud ubooqanaya profile-ka saaxiibka aadRead more
Faham kaab waa madal ama meel aad su’aalahaaga ugu heli karto jawaabo badan oo kala duwan kuwaas oo ay kaaga jawaabayaan saaxiibbo kaa aqoon iyo qibrad duwan.
Sidoo kale, waa madal aad kula saaxiibi karto saaxiibbo aad isku taqasus ama himillo tihiin adoo si fudud ubooqanaya profile-ka saaxiibka aad rabtid inaa la xariirtid sidaasna aad ugu darsatid baraha bulsho ee uu soo bandhigtay/bandhigatay.
Dabcan sidoo kale waa meel aad saaxiibbo badan aad aqoon uga biirin kartid.
Qofwalba oo faham kaab kusoo biira waxaan unaqaannaa saaxiib, marka, soo dhawow saaxiib kuna istareex faham kaab.
See less