Kusoo dhawaaw faham kaab halkaan kagal siaad ula mid noqoto dadka kale ee soo dhigaya suaalaha ama kajawaabaya adigoon isdiwaan galin waxba sooma dhigi kartid
Dhib malahan hadaad ilaawday password kaagi dib ayaad usoo celin kadhaa
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Sidee dalkeenna oga hirgali kadhaa wada noolaasho?
jekey
waxaa wada nolansho lagu gari kara.sida an qabo 1: waa in bulshada dhexdeda ay wax isku ogolato qafkastana fikirkisa xor uyahay 2: in ay dadku is cafiyaan iskuna tana sulaan 3: waa in la helaa hogamiye dacad ah oo bulshada u cadalad fala 4: bulshada oo wax labaro tacliin aad usareysa. iyo dhamaan wiRead more
waxaa wada nolansho lagu gari kara.sida an qabo
1: waa in bulshada dhexdeda ay wax isku ogolato qafkastana fikirkisa xor uyahay
2: in ay dadku is cafiyaan iskuna tana sulaan
3: waa in la helaa hogamiye dacad ah oo bulshada u cadalad fala
4: bulshada oo wax labaro tacliin aad usareysa.
iyo dhamaan wixii kale oo bulshada uwanagsan.
See less