Waan kuyara wareeray labadaan wasaarad iyo wakaalad awal waxaan uhaystay in ay yihiin isku mid balse waxaa la isheegaa in ay kala duwanyihiin, waxaanse waayay qof ii kala dhigdhiga hadaad igu dhaanto isheeg farqiga udhexeeya labadaan
Home/education
Discy Latest Questions
Makula tahay in macalimiinta bara school lada iyo jaamacadaha in lagu badali karo machine Haa ama Maya siday kula tahay mid walbana sabab kabixi, thanks