Kusoo dhawaaw faham kaab halkaan kagal siaad ula mid noqoto dadka kale ee soo dhigaya suaalaha ama kajawaabaya adigoon isdiwaan galin waxba sooma dhigi kartid
Dhib malahan hadaad ilaawday password kaagi dib ayaad usoo celin kadhaa
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Muna Hussein
madal wax badan badali doonta, meel dad cilmi doon ah isku baran doonaan thanks for fahamkaab team
faham kaab wa mel an figradahena iyo aqontena ku kalawaydarsanlahen
Faham kaab wuxuu muhiim u yahay dhaman bahda waxbarashada iney aara’dooda isku weedaarsadaan iyo baahiyadoda sidaas ee tahay aniga waxay ila tahay dadkanada ineysan unugleen ka falcelinta technology yada cusub sida looga faa’ideysan lahaa, waxase suurta gal ah hadii dadka laga dhadhiciyo fikirkan bar ama barada ah oo fahamkaab loo baxshay inay la qabsan doonana baahida dad fara badanna uu dabooli doono inshAllh.
Mahadsanidiin.
Kacadeye
Runti Waa mel eey umada somaliyed wax badan Oo ka maqan kala tagi donan wax badan Oo ey hayana ku rebi donan Insha Allah
Muhamed Abdi
Faham kaab waa mid muhiim u ah
Bahwaynta waxbarashada oo ay ra’yigooda ay ku soo bandhigi doonaan aqoontoota kukala faa iddaysan doonaan
Mahdsanidiin faham kaab team
Ahmed Kafi
aad iyo aad ayaa loogu baahnaa wax baddana waan kusoo gudbin doonaa kana qaadan doonaa in shaa allah
Axmed
Aadbaan usoo dhawaynaynaa wax walba online ahaan usoo waydiin bulshada jawaabtana waad helee ma shaa Allah fahamkaab waan idinka ga mahadcelinaynaa taas
waa madal waxbadan badali doonta in shaa allah waan soo dhawaynaynaa fahamkaab.com ma shaa allah
xamdayar
Madal aad uqiima badan waan soo dhawaynaynaa
maxamed143
madal aad ii cajabisay xaqiiqdi waan kahelay waana masrax loobaahnaa