waxaan kuhormaraynaa dadka isticmaala computer ka sida ay ugu soo bandhigi karaan suaashooda fahamkaab.com
Kolkaad booqato www.fahamkaab.com mark ugu horaysa waxaa kusoo bixi doona page sidaan u eg waxaan ku gali kadhaa social media aad leedahay hadday tahay facebook ama google mail, hadaad ubaahatana account aad ku samayn kadhaa email kaaga caadi ah kasoo kuu qaadan kara magac aad jeceshahay.
waa sawirkaan halka hoose kaaga muuqda waxaan ka hadlaayo
Markii aad samaysato account waxaa isbadali doona muuqaalki hore waxay isku badali sidan kaaga muuqata sawirka, kadibna waxaad dooranaysaa meesha ugu saraysa ee ay ku qorontahay “what’s your Question?”
waa sawirkaan halka hoose kaaga muuqda waxaan ka hadlaayo
Markii aad kudhufato “what’s your question” waxaa kuusoo baxaya form larabo inaad buuxiso kan ugu 1aad… waa suaasha, kan 2aad.. waxaad dooranaysa gategory suaashaadu kusaabsantahay hadday tahay technology ama siyaasad ama communication, 3aad.. waa Tag inaad siiso suaashaada sida “cilmi, aqoondoon, hormar iwm..”, 4aad.. Halka hoose ee ay kuqorantahay Details oo ah inaad suaashi aad kor kusoo qortay faahfaahin kabixisaa, 5aad.. ugu danbayna click saar box aad ay kamuuqato xidigta gaduudan, 6aad.. kudhufo “public your question”.
waa sawirkaan halka hoose kaaga muuqda waxaan ka hadlaayo
Side qofku nolashiisa wax igu badeli karata