Kolkaad hesho meel kugu xiri kadha dadka aad rabto inay kumaqlaan ayaad gudbin kartaa fariintaada anagoo taas kaduulayo ayay dhalintan samaysay website kan oo ah mid kugu xiri kara bulshada qaybeheeda kala duwan qaasatan ardayda soomaaliyeed iyo dadka kale ee tacliin doonta ah hadaad rabto inaad ogaato sida uu ushaqeeyo fahamkaab halkaan hoose kadaawo muuqaalo aan ugu tala galnay in ay caawiyaan ardada iyo dhalinta nagu soo biiri doonta, hadaad isticmaasho computer ama phone muuqaalo kusaabsan ayaad ka arki kadhaa halka hoose.
Hadaad isticmaalayso computer link hoose kudhufo oo daawo
Hadaad isticmaalayso phone kadaawo halkaan sida aad usoo dhigi karto suaalaha aad qabto
Kaliya Fariintaada U Qor Bulshada
Kadibna inta dhiman xageenna udaa inaan bulshada gaarsiino fariintaada waa shaqadeenna
Amiir Mohamed Abdullahi
See u Soo dhigaa su aasha aan Soo dhigo
admin
post kore aqri walaal ee cinwaanka u ah (Sideen Usoo bandhigaa suaashayda)