Aduunkaan aan kunoolnahay qaasatan qarnigaan aynu joogno dunindu waxay kagudubtay faqriga iyo sinaan la’aanta, hadaad fiiriso dunida maanta hormartay waxay sii raadinaysa inay xal waara ka gaadho isbadalka cimilada, maanta dal walba wuxuu isku dayaa inuu noqdo dalka ugu horeeya ...