Jimicsigu waa shaqo ama wax qabasho taas oo aad adeegsanayso kartidaada. Jimicsigu wuxuu noqon karaa waxkasta oo madadaalo hawl isla socda ah, tusaale ahaan, ciyaarida kubada waa madadaalo hadana waa howl u baahan karti iyo dadaal. sidoo kale GYMka ama ...