hadafkaaga nolosha muxuu yahay? nolosha aynu ku noolahay maaha nolosha aynu aragtideena ku aragno, waa ka duwantahay oo kana sal balaarantahay, inagu waxaynu naqaan in laseexdo,wax la cuno,dad lalasheekaysto iyo in la tarmo o guur iyo degaan la ahaado, hadaba ...