Marka reer ama qoys la dhisayo, wiilka iyo gabadha is calmaday laba dhinac mid ayey xoogga saaraan: 1. Qancinta dadka si ay u dhahaan arooskaan caadi maaha. Markaas beey dib dhigaan, dabeedna galaan qarash aan tabartooda ahayn, deyn, music, Hotelo ...