Nin dhalinyaro ah ayaa ka shaqeyn jiray Wershad Hilib mudo ka badan 10 sano. Maalin maalmaha ka mid ah isaga oo shaqo adag ka’haya qeybta keydinta hilibka ee talaagaduhu ama qaboojiyyaasha yaaliin, waqti- guna xilli dambe yahay, oo shaqaalihii oo ...