Dr Maxamed Mashaali wuxuu ka qalin jabiyey Kuliyadda Caafimadka Jaamacadda Qaahira ee dalka Masar Sannadkii 1967-kii isagoo Kaalinta koowaad u galay dufcadii ay wax isla baranaayeen wuxuuna keenay 99.3%. Dr.Mashaali wuxuu Furtay Isbitaal yar oo uu ku daaweeyo bukaanada Saboolka ...