maqaalkan waxa sanadiik 1907dii qoray sugaan yahan reer masar ahaa oo la odhan jiray Cabaas Maxamuud alcaqaad. Caqaad waxa uu maqaalkankan qoray ka dib markii uu warqada is casilaada ama shaqo ka tagista u gudbiyay xukuumadii masar ee xiligaas oo ...